A complete, mobile-first management system explicitly tailored for Schools in the Somali market.
Nidaamka ugu dhamaystiran ee maamulka dugsiyada oo si gaar ah loogu talagalay waxbarashada Soomaaliya.
Designed with localized support, Horyaal Schools empowers school principals to digitize their operations, manage student records, track fees, and oversee teachers seamlessly.
Wuxuu maamulayaasha iskuulada u suurtageliyaa inay waxbarashada u bedelaan mid casri ah, maamulaan ardayda iyo macalimiinta, la socdaan lacagaha, si fududna ula xiriiraan waalidiinta.
Suitable for (Wuxuu ku habboon yahay):
Fill out the form below to get our system for your school. You will be redirected to our WhatsApp to complete the setup.
Buuxi foomkan hoose si aad u hesho nidaamka dugsigaaga. Waxaa si toos ah laguu geyn doonaa WhatsApp-kayaga si aad u dhamaystirto diiwaangelinta.