A comprehensive, mobile-first Point of Sale (POS) and business management application explicitly tailored for private businesses in the Somali market.
App-ka ugu dhamaystiran ee Point of Sale (POS) iyo maamulka ganacsiga oo si gaar ah loogu talagalay ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee suuqa Soomaalida.
Designed with localized support, Horyaal Business empowers business owners to digitize their operations, manage inventory, track sales, and oversee staff seamlessly.
Wuxuu ganacsatada u suurtageliyaa inay ganacsigooda u bedelaan mid casri ah, maamulaan alaabta (inventory), la socdaan iibka, si fududna u kormeeraan shaqaalaha.
Suitable for (Wuxuu ku habboon yahay):
Flutter (Dart), providing a seamless, highly responsive native experience on Android and iOS devices.
Waxa loo adeegsaday Flutter si app-ku uga shaqeeyo si dhakhso leh labada aaladood ee Android iyo iOS.
GetX ecosystem for high-performance state management, dependency injection, and efficient route navigation.
Habka GetX oo sahlaya xawaaraha app-ka iyo isku-gudbinta xogta wajiyada kala duwan.
Firebase Cloud (Authentication, Cloud Firestore real-time NoSQL, Cloud Functions).
Xogta waxaa lagu kaydiyaa Cloud Firestore, si degdeg ah ayeyna isula jaanqaadaan dhammaan qalabka.
Employs a custom design system with localized text (Somali language) for the local demographic.
Nakhshad qurux badan oo ku habboon suuqa iyo luqadda Soomaaliga.
Horyaal Business represents a significant technological leap for local Somali enterprises. By providing an all-in-one digital solution for sales, inventory, and staff management—localized to the Somali language and economy—it drastically reduces operational friction and paves the way for scalable business growth.
Horyaal Business wuxuu u taagan yahay horumar teknoolojiyeed oo weyn oo loo sameeyay shirkadaha maxalliga ah ee Soomaaliyeed. In la helo nidaam dijitaal ah oo kulminaya iibka, kaydka iyo maamulka shaqaalaha oo lagu saleeyey afkeena hooyo iyo dhaqaalaheena, waxay meesha ka saaraysaa caqabado badan waxayna wadada u xaaraysaa koboc ganacsi oo waara.
Fill out the form below to get our system for your business. You will be redirected to our WhatsApp to complete the setup.
Buuxi foomkan hoose si aad u hesho nidaamka ganacsigaaga. Waxaa si toos ah laguu geyn doonaa WhatsApp-kayaga si aad u dhamaystirto diiwaangelinta.